Screenshots
How Much Does Salaam Bank - Mobile Banking Make?
Platform Performance
Rating Distribution
Top Countries
Reviews (3)โผ
Thnks eng shuceyb you did.
Salaam Somali Bank waa bangi lagu kalsoon yahay, App-kooduna waa mid shaqeynaya oo daboolaya adeegyada aasaasiga ah ee macaamiisha u baahan yihiin. Taasi waa arrin la mahadiyo. Si kastaba ha ahaatee, marka la eego horumarka tiknoolajiyadda iyo apps-ka bangiyada kale, waxaa muuqata in App-ka uu u baahan yahay UI/UX upgrade. Design-ku waa mid aad u basic ah, wax yarna boring ah, gaar ahaan marka la barbar dhigo apps kale sida DahabPlus oo leh interface casri ah, fudud, isla markaana soo jiidasho leh. Haddii Salaam Somali Bank ay diiradda saarto: โข Hagaajinta UI Design โข Isticmaal sahlan (user-friendly experience) โข Colors iyo layout casri ah waxay si weyn u kordhin doontaa qanacsanaanta isticmaaleyaasha, gaar ahaan dhalinyarada iyo xirfadlayaasha. Guud ahaan, App-ku waa mid muhiim ah, balse waxaan rajeynayaa in mustaqbalka dhow lagu sameeyo horumar muuqda dhanka design-ka iyo experience-ka isticmaalaha. Mahadsanidin.
I like this app easy to use and manage your anywhere you at
Version History (19)โผ
Available In (115 Countries)โผ
Supported Languages (1)โผ
App Detailsโผ
Salaam Mobile Banking: Empowering Your Financial Journey Welcome to Salaam Mobile Banking, your all-in-one financial app designed to make banking sim...