Screenshots
How Much Does hanuuniye Make?
Platform Performance
Rating Distribution
Top Countries
Reviews (3)โผ
Appka marka aan is diiwaan galiyo anigoo isticmaalaya teleefan numberkayga oo aan damco inaan login sameeyo iima ogolaanayo inaan numberka taleefnaka aan isku diiwan galiyay dhamaystiro 9 digit markan gaaro waxba kuma dari karo pls fix
Appka hanuuniye waanka helay. Wuxuu ka haqab tirayaa dhammaan suโaalahaaga ku saabsam diinta isagoo kuu sahlaya inaad sii fiican u barato diinta Soo degsada walaalayaal si diinteena macaan Aad u barataan
App kani fikrad ahaan waa aad ayuu u fcnyhay, lkn dedaalkii loo bahnaa lama galin. 1. Cashoro badani kuma jiraan 2. Culimadii caanka ahayd ee umadu jeclaydna kuma jiraan 3. Design iyo nashqada appkuna waa liidataa 4. Dadka looma sheegin inaad iibsanayso casharada $3 ay tahay inaad bixiso Fakradan in la sii horu mariyo ayan ku talin lahaa, dadka markii wax loo soo bandhigayana wax laga shaqeeyay oo dhamaystiran in loosoo bandhigaa haboon. iminka appka casharada level 2 waa madhantayba. wad ku mahadsantiin dedaalka, 3 daa xidigoodna dedaalka iyo wanaga fikradaan ku bixiyay. se appku shaqo badan ayuu u bahanyahay.
Version History (2)โผ
Available In (115 Countries)โผ
Supported Languages (1)โผ
App Detailsโผ
Hanuuniye App is an online learning application that will be used by students who wants quality education both youth and adults. This application is...